CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Israa’iil oo dishay Pele-ga Falastiin
Israa’iil oo dishay Suleymaan Cubeyd oo loo yaqiinnay “Pelé-ga Falastiin”
Israa’iil oo dishay Pele-ga Falastiin
Israa’iil oo dishay ciyaaryahanka Pele-ga Falastiin
7 Agoosto 2025

Ciyaaryahankii hore ee xulka qaranka Falastiin, Suleymaan Cubeyd, oo loo yaqiinnay “Pelé-ga Falastiin,” ayaa Arbacadii 6-dii Agoosto lagu dilay magaalada Qaza, isagoo xilligaas sugayay gargaar bani’aadannimo, sida ay soo wariyeen ilo caafimaad.

Cubeyd oo 41 jir ahaa, kana mid ahaa kabtanadii hore ee xulka qaranka, ayaa ka mid ah boqollaal ciyaaryahanno iyo dhalinyaro Falastiiniyiin ah oo lagu dilay dagaalka Qaza tan iyo markii uu bilowday ku dhowaad 22 bilood kahor.

Cubeyd wuxuu xirfaddiisa ciyaareed ka bilaabay kooxda Shabab Al-Shati, wuxuuna u ciyaaray Naadiga Al-Amari oo ka dhisan Daanta Galbeed ee gacanta gumeysiga ku jirta. Wuxuu gool ka dhaliyay xulka Yemen sannadkii 2010-kii, wuxuuna kabtan u ahaa xulka qaranka Falastiin ciyaaro muhiim ah oo isugu jira kuwa gobolka iyo isreeb-reebka Koobka Adduunka.


Raadi Warar Kale
Ciidanka Suudaan oo ka hortagay weerar culus oo RSF ku qaaday Galbeedka Kordofan
DRC Kongo iyo M23 oo heshiis nabadeed oo 'taariikhi ah' ku saxiixday dalka Qatar
Turkiga oo soo dhoweeyay heshiiska nabadeed ee Dowladda DRC iyo fallaagada M23
Ciidamada Israa’iil oo wiil dhallinyaro Falastiini ah ku toogtay weerar ay ku qaadeen Daanta Galbeed
Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo kala saxiixday heshiiska kootada Xajka 1447
Kenya: In ka badan 200 oo Muwaadiniinteenna ah ayaa ku biiray Ciidamada Ruushka ee Dagaalka Ukraine
Midowga Afrika iyo QM oo adkeeyay iskaashigooda istiraatiijiga ah ee nabadda, amniga, iyo horumarka
Mareykanka oo ansixiyay iib milatari oo gaaraya $330 milyan oo Taiwan loogu talagalay
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga kadib shilkii diyaaradeed oo khasaaraha geystay
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya iyo Wasiirrada Dastuurka ee Dowlad Goboleedyada oo Kulmay
Wasaaradda Caafimaadka Qaza: In ka Badan 6,000 oo Falastiiniyiin ah ayaa ku naafoobay dagaalka
Soomaaliya iyo Algeria oo garab istaagay Falastiin iyo Suudaan, kalana saxiixday iskaashi ballaaran
Madaxweynaha DRC oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya
In ka badan 20 dal oo cambaareeyay xadgudubyada RSF ee Suudaan, kuna baaqay joojinta rabshadaha
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Cimilada COP30
Saraakiil Soomaaliyeed oo ka qalinjabiyay tababar ciidan oo heer sare ah oo lagu qabtay Uganda
Ku dhawaad 2,000 rayid ah oo ku barakacay gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan: IOM
Jabuuti: Madaxweyne Geelle oo si rasmi ah loogu caleemo saaray musharraxa xisbigiisa ee doorashada
3 sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgallo milatari oo laga fuliyey Soomaaliya
Soomaaliya oo ka qaybgalaysa shirka muhiimka ah ee cimilada (COP30) ee Brazil