Wasaaradda Caafimaadka Qaza: In ka Badan 6,000 oo Falastiiniyiin ah ayaa ku naafoobay dagaalka
Wasaaradda waxay ku baaqday in degdeg loo bilaabo adeegyada taageerada nafsaaniga ah, iyo tan bulsho, gaar ahaan carruurta hadda laxaad-la’aanta joogtada ah ku wajahay da’ yar.