FAALLOOYINKA
Erdogan oo soo afmeeray safarkiisa khaliijka ee uu ku tagay Kuwayt, Qadar iyo Cumaan
Safarka saddexda maalmood qaatay ee Madaxweynaha Turkiga ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, iskaashiga gobolka, iyo taageeridda xalka laba dal ee Bariga Dhexe.







