MAQAALLADA
TRT World Forum 2025 oo ka furmay Istanbul iyadoo lagu maamuusayo suxufiyiintii lagu dilay Qaza
Madaxweyne Erdogan ayaa furay shirkii TRT World Forum 2025, isagoo ku baaqay damiir iyo caddaalad ku saabsan xaaladda Qaza, isagoo yiri: “Kuwa sheegaya in Israa’iil aysan dembi gelin, ha eegaan burburka, bambooyinka iyo carruurta gaajaysan.”
CAALAMKA
TURKIGA
SIYAASADDA
GANACSI & TEKNOLOJI
MAQAALLADA
FAALLOOYINKA
Wararka Indhaha Lagu Hayo
Sawirro: Shacabka Falastiin iyo Israa’iil oo u riyaaqay heshiiska Qaza ee Xamaas iyo Israa'iil
Falastiiniyiinta ayaa ku dhex dabbaaldegay burburka Qaza, halka Israa’iiliyiintu ay buuxiyeen waddooyinka magaalooyinkooda si ay u muujiyaan farxaddooda ku aaddan heshiiska.
Idaacadda Marinka Qaza oo Hawada Ku Soo Laabatay
Idaacadda oo mar loo arkayay mid duugoowday, ayaa dib ugu soo noqotay hawada iyadoo noqotay halbowlaha reer Qaza. Mawjaddeedu waxay xambaarsan tahay magacyada kuwii dhintay, hagtaa kuwa nool, kana turjumaysa adkaysiga dad diiday inay baaba’aan.
9 Beenood oo Israa’iil Faafisay Kadib 7-dii Oktoobar 2023 si ay ugu Marmarsiyooto Xasuuqa Qaza
Waxaan falanqaynaynaa beenta iyo borobogandada ay Israa’iil faafisay si ay u marin habaabiso sheekada Qaza oo ay u beddesho aragtida caalamka - laga bilaabo sheegashada “carruur madax laga jaray” ilaa ku andacoonka “ciidanka ugu akhlaaqda badan.”
Maalmo aan dhammaan: Hooyo ku sugan Qaza oo u harjadeysa sidii ay ugu dhex noolaan lahayd burburka
Qaybta koowaad ee taxane afar qaybood ah oo lagu xusayo sannad-guuradii labaad ee dagaalka Qaza, TRT World ayaa soo bandhigaysa sheekada hooyo Falastiiniyad ah oo afar carruur leh, oo nolol maalmeedkeeda wadata iyadoo ku dhex nooshahay xasuuq.
ISRAAIIL: KUMANNAAN QOF OO DALBANAYA IN LA JOOJIYO DAGAALKA QAZA IYO HESHIIS IS-DHAAFSI MAXAABIIS AH
Dibadbaxayaashu waxay xireen waddooyin waaweyn, waxay gubeen taayarro, qaarkoodna waxay bannaanbaxyo ka hor dhigeen guryaha wasiirrada xukuumadda, iyagoo ku baaqaya heshiis lala galo Falastiiniyiinta.
Geerida Muftiga Guud ee Haji Umer: Itoobiya oo ka tacsiyeyneysa 'aabbaha midnimada'
'Dambi dagaal oo kale': Weerarkii Israa'iil ee Isbitaalka Naasir oo kiciyay Cambaareyn Caalami ah
Suldaan Seeraar: “Suldaanka Geeska”: Codkii Soomaalida ee Dunida Wacdaraha ka Dhigay
Maslax: Hal-abuuraha Soomaaliyeed ee Farshaxanka kusoo Bandhiga Hibadiisa
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka iftiimaya ilays cusub oo hal-abuur leh.
Cabdiraxman Fiili: Xiddig cusub oo ka soo iftiimaya fanka Soomaaliyeed
Soosaare, agaasime, qoraa, gabayaa iyo muusig-sameeyahan Soomaaliyeed ee xirfadaha badan leh, ayaa caruurnimadiisii ay caaqabada badan ku gedaannaayeen u rogay dhaxal hal abuur leh oo u hadlaya ummad dhan.
Caweyska Farshaxanka & Bunka: Dhalinyarada Soomaaliyeed oo farshaxan ku xusay dhaqanka iyo midnimada
Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa taageertay munaasabad heersare ah oo loogu magac daray "Caweyska Farshaxanka iyo Bunka", iyadoo muujisay sida ay uga go’an tahay horumarinta iyo ka qeybgalka dhaqanka Soomaaliya.
Cumar Cartan: Garsoore Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay Koobka Xiddigaha Reer Afrika
Cartan ayaa noqday garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee albiitare ka noqda ciyaarta fiinaalka qaaradda, taasoo uu ku mutaystay wacdarihii uu soo bandhigay.
Imisuu ku kacay khasaaraha dagaalkii 12 maalmood ee u dhexeeyay Mareykanka, Israa'iil iyo Iiraan?
Sida ay khuburadu sheegayaan, dagaalkii koobnaa balse xoogganaa ayaa sababay khasaare dhaqaale oo ballaaran oo soo gaaray Iiraan iyo Israa'iil, iyadoo ganacsiga caalamiga ah uu hakad galay, lana filayo in saameyntiisu ay daba dheeraato.
Waxaa qoray
Murat Sofuoglu
Waxyeellada uu Hubka Iiraan gaarsiiyey Israa'iil
Inkastoo Netanyahu uu sheegay in Israa'iil ay "gaartay dhammaan ujeedooyinkeedii militari", haddana 12-kii maalmood ee dagaalku socday ayaa raad weyn ku reebay bulshada Israa'iil sidoo kalena waxyeello ba’an ugeystay nidaamyada dawladda.
ISKAASHIGA TAMARTA EE SHIIDAALKA IYO GAASKA DABIICIGA EE TURKIGA IYO SOOMAALIYA
Iskaashiga tamarta ee Turkiga iyo Soomaaliya ayaa fure u noqonaya khayraadka Shiidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dalkan Bariga Afrika kaasoo dib-u-qaabaynaya ahmiyadda juquraafiyeed iyo dhaqaale ee gobolka.
Your browser does not support the audio element.
00:00
Qorayaasha Ugu Cadcad
Soomaaliya oo 56 sano kadib xoojinaysa dimuqraadiyadda loona dareerayo doorasho hal qof & hal cod ah
5 daqiiqo akhris
Sylvia Chebet
"Maxaad u ooyaysaan?": Xannibaadda maalgelinta Trump waa farriin baraarujin ah oo u taal Afrika
5 daqiiqo akhris
Kansarka Goor Hore Ma La Ogaan Karaa? Jawaabta Saynisyahannadu Waa Haa
3 daqiiqo akhris
Suuriyaan: Ma nihin dad "Qaxootiya" uun; ee waxaan nahay dad leh riyo iyo mustaqbal
5 daqiiqo akhris
SIDEE TURKIGU ISUGU SOO DHOWEEYEY ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA?
Heshiiska Ankara, wuxuu astaan u yahay guul-darrooyin la xaliyay iyo xasillooni diblomaasiyadeed, iyadoo Turkiga uu dhexdhexaadin ka sameeyay wadahadallada labada dhinac, taasoo muujineysa istaraatiijiyadda Ankara ee gobolka Geeska Afrika ee ay halakeeyeen dagaaladu. .
By
Yusuf Kamadan
Your browser does not support the audio element.
00:00
1x
00:00
00:00