Waxay Greta u geysteen jirdil, kuna qasbeen inay gurguurto oo ay dhunkato calanka Israa’iil: Ersin
Saxafiyadda iyo u dhaqdhaqaaqaha la sii daayay ee Ersin Celik, oo ka mid ah Kolonyada Sumud Flotilla, ayaa sheegtay in Greta Thunberg, oo ah xubin ka tirsan Kolonyada flotilla una dhalatay Sweden, ay jirdil aad u daran u gaysteen ciidamada Israa'iil.
Waxay Greta u geysteen jirdil, kuna qasbeen inay gurguurto oo ay dhunkato calanka Israa’iil: Ersin / TRT SOMALI
15 saacadood ka hor
4-tii Oktoobar, guud ahaan 137 u dhaqdhaqaaqe ayaa soo gaaray garoonka diyaaradaha ee Istanbul, kadib markii lagu qabtay badda iyagoo isku dayayay inay gargaar bini’aadantinimo gaarsiiyaan marka Qaza ee go'doonsan.