CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Yahya Barzaq, weriye ahna sawirqaade, ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay bartamaha Qaza
Duqeyn ay Israa’iil ka fulisay gudaha Qaza ayey ku dishay Yahya Barzaq oo ahaa sawirqaade iyo weriye madax-bannaan oo la shaqeynayey TRT.
Yahya Barzaq, weriye ahna sawirqaade, ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay bartamaha Qaza
Yahya Barzaq, weriye ahna sawirqaade, ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay bartamaha Qaza / TRT SOMALI
12 saacadood ka hor