CAALAMKA
0 daqiiqo akhris
“Xasuuqa Qaza wuxuu si toos ah uga socda shaashadaha ilbiriqsi walba,”: Madaxweyne Erdogan
Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo khudbad uu ka jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, isagoo cambaareeyay dagaalka joogtada ah ee Israa’iil, isla markaana xusay in QM ay ku guuldarreysatay inay ilaaliso shaqaalaheeda ku sugan marinka Qaza.
“Xasuuqa Qaza wuxuu si toos ah uga socda shaashadaha ilbiriqsi walba,”: Madaxweyne Erdogan
“Xasuuqa Qaza wuxuu si toos ah uga socda shaashadaha ilbiriqsi walba,”: Madaxweyne Erdogan. / TRT SOMALI