20 Agoosto 2025
Maxaa dhaca marka shabakadaha tamarta ee ugu awoodda badan dunida ay danto? Xalaqadan waxa aan si qoto dheer ugu qaadaadhigi doonnaa koronto la’aantii ugu ballaarneyd ee abid ka dhacda Yurub, iyadoo muujinaysa sida koronto la’aantu u joojin karto dhaq-dhaqaaqa bulshada casriga ah.