Magacaagu Saameyn ma ku Leeyahay Masiirkaaga Nololeed?
06:52
06:52
Caalamka
Magacaagu Saameyn ma ku Leeyahay Masiirkaaga Nololeed?
Laga soo bilaabo shaqo raadinta ilaa doorashada lammaanaha, magacaaga wuxuu saameyn ku yeelan karaa noloshaada, in ka badan inta aad u filanayso.
31 Meey 2025

Barnaamijkeenna qeybtan waxaan ku falanqayneynaa sida magacyada uu cilmiga saynisku ugu xiriiriyo natiijooyinka shakhsiyadeed iyo xirfadeed, iyadoo daaha ka rogaysa takoorka qarsoon iyo dabeecado la yaab leh oo dadku yeeshaan.


Maqal dheeraad ah
Wararkii maanta oo kooban 01-da Oktoobar 2025
Burburka Tamarta
Diin La-Dirirka: Falanqayn Taariikheed iyo Kororka Islaam Naceybka
Dagaalka Awoodda Macdanta Nadirka ah
Maaraynta Sawaxanka
Culeys Ku Soo Wajahan Dunida: Khatarta Cayilka/Buurnida
Maxay tahay sababta Baasaboorada qaar uga awood badan yihiin kuwa kale?
Khatarta Dayax-gacmeedyada Starlink
Arkidda Mustaqbalka