Kulankii 9-aad ee TRT World Forum oo lagu wado inuu ka furmo Istanbul
Siyaasadda caalamiga ah ilaa iyo faca ku lumay Qaza: Kulankii 9-aad ee TRT World Forum ayaa Jimcaha ka furmaya Istanbul, hal-ku-dheggiisuna yahay “Dib-u-habeynta Caalamka”, isuna keenaya codadka u ololeeya caddaalad, isbeddel iyo wadahadal.
Kulankii 9-aad ee TRT World Forum oo lagu wado inuu ka furmo Istanbul