MW Erdogan oo cambaareeyay aamusnaanta caalamka ee ku aaddan falalka Israa’iil ee Qaza

Israa’iil waxay haysataa hub nukliyeer ah iyo awood ay ku weerarto Qaza markay doonto. Sidee bay ku noqon kartaa mid aan waxba galabsan?

MW Erdogan oo cambaareeyay aamusnaanta caalamka ee ku aaddan falalka Israa’iil ee Qaza

Isagoo ka hadlayay kulanka TRT World Forum, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyay aamusnaanta caalamka ee ku aaddan falalka Israa’iil ee Qaza, isagoo yiri:

“Qaza, hal dhisme oo aan la burburin ma jiro. Waxay yiraahdaan, ‘Israa’iil dembi ma leh.’ Sidee baysan u laheyn?”

#TRTWorldForum2025